"E-Subscribe" (Is diiwaangelinta iimeylka)
Adeegga is diiwaan gelinta helitaanka macluumaadka ee iimaylka
E-Subscribe online e-mail subscription service
| Soomaali - Somali |
English |
Is diiwaangelinta iimeylka waa adeeg lacag la’aan ah kaasoo aad ka heli karto macluumaadkii ugu dambeeyey
iyada oo laguugu soo dirayo iimeylka islamarkaana, mowduucyada qaarkood, lagugu soo wargelinayo fariin qoraal
ah oo telefoonka gacanta laguugu soo diro markasta macluumaad cusub lagu daro boggageena caanka ah ee shabakadda
ineternetka.
Waxa aad u adeegsan kartaa in aad hesho iimeyl markasta
oo aan macluumaad cusub ku darno luqadaha Soomaali. Waxa kale oo aad
macluumaadkii ugu dambeeyey ee bogaggeena internetka ka heli kartaa afka Ingiriisiga oo kaliya.
Si aad isu diiwaangeliso, waxa aad u baahan tahay in aad leedahay iimeyl cinwaan kuu ah. Cinwaankaaga waxa
aynu adeegsaneynaa oo kaliya in aanu kuugu soo gudbino macluumaadka aad naga codsatay, in aad dib u eegi
karto waxna ka bedeli karto macluumaadkaaga qof ahaaneed ee aad horey inoogu soo gudbisey iyo in aanu ku
wargelino marka ay jirto xaalada degdeg ah.
Faadlan daabaco tilmaamaha
hoos ku qoran si ay kaaga caawiyaan is daawigelinta waayo habka la isku is diiwaangelintu waxa uu ku qoran
yahay afka Ingiriisiga oo kaliya.
Sida la isu diiwaangeliyo helitaanka
macluumaadkii u dambeeyey marka aynu macluumaad ku kordhino ku qoran afafka Soomaali: |
E-Subscribe is a free subscription service that provides automatic updates via e-mail and, for some topics,
wireless notifications, when new information is posted on our most popular Web pages.
You can use it to receive an e-mail
each time we add new information in Somali. You may also use
it to received updates on web pages only available in English.
To subscribe, you will need an e-mail address.
We will use your e-mail address only to deliver the information you request, to give you access to your subscription
profile and to inform you in the event of an emergency.
Print the following instructions to assist
you in signing up because the signup process is English-only.
Here's how to subscribe to updates when we add information in Somali: |
-
Riix halkan si aad
u furto foomka
is diiwaangelinta.
- Ku qor cinwaankaaga iimeylka ka dibna riix
halka ay ku taal [[Go]].
- Bog cusub ayaa kuu furmaya.
- Qeybta ugu horreysa waa qoritaanka (doorashada)
ee [[Primary E-mail Address]] - cinwaankaaga aasaasiga ah. Cinwaankaaga iimeylka mar labaad ku qor halka
ay ku taal [[Confirm E-mail Address]].
- Qaybta labaad waa [[Wireless Number (Optional)]] – Lambarka Moobeylka (Waa Ikhtiyaar). Si aad u
geliso cinwaanka lambarka moobeylka ee farriimaha tekiska xaddidan: waxaad qortaa lambarkaaga moobeylka waxaadna
xulataa magaca shirkadda moobeylkaaga. Haddii shirkadda moobeylkaaga aysan ku jirin liiska, waxaad xulataa
[[Other…]] waxaad kaddibna qortaa macluumaadka emailka taleefoonkaaga, sida ay kuu siiyeen shirkadda taleefoonka
moobeylka.
- Doorashada sadexaad waa [[E-mail Delivery Preference]] – habka aad jeceshahay iimeylka laguugu soo diro.
Dooro lambarka koowaad haddii aad dooneyso in aad hesho iimeylka markiiba, dooro lambarka labaad haddii aad
jeceshahay in aanu hal iimeyl kuu soo dirno maalintii, dooro lambarka sedadexaad haddii aad dooneyso in aanu
hal iimeyl kuu dirno toddobaadkiiba, dooro lambarka afaraad haddii aad dooneyso in aanu hal iimeyl kuu dirno
bishiiba.
- Doorashada afraad waa [[Optional Password]] – eray sir ah u sameyn. Dooro lambarka koowaad
haddii aadan dooneyn in aad u sameyso xaraf sir ah. Dooro qeybtan haddii aad dooneyso in aad u sameyso eray
sir ah oo aad kaga hortageyso in qof kasta ogaan karo macluumaadkaaga, kadibna eraygaas sirta ah ku qor labada
meel ee u banaan.
- Riix halka ay ku taal [[Save]] si aad u keydiso macluumaadkii aad qortey. Haddii uu
qalad jiro, bog cusub ayaa kuu furmaya. Sax waxyaabaha lagu tilmaamey in ay qaldan yihiin kadibna riix [[Save]]
mar labaad.
- bog cusub ayaa kuu furmaya oo ay ku qoran tahay [[Success]] – Guul ayey ku dhamaatey! Riix
halka ay ku taal [[Next]] si aad horey uga sii socoto.
- Bog cusub ayaa kuu furmaya. Halkan ayaad ku dooran
kartaa mawduucyo dheeraad ah haddii aad jeceshahay. Halka ugu hooseeyso bogga, riix [[Save]] si aad horey
uga sii socoto.
- Tallaabo dheeraad ah! Bog cusub ayaa kuu furmaya. Haddii aad dooneyso, waxa aad heli
kartaa macluumaadkii ugu dambeeyey ee nawaaxiga aad ka degan tahay Bloomington (ZIP CODE). Riix nawaaxiga
aad daneyneyso kadibna dooro [[Save]]. Taas waa tallaabada ugu dambeysa. Marka aad dhameystirto, waad is
diiwaangelisey waxaana kuu bilaabanaya in aad hesho macluumaadkii ugu dambeeyey ee ku saleysan waxyaabaha
aad dooratey.
|
-
Click here to open the signup form.
- Enter your e-mail address, and then click the button that says "Go."
- A new page will appear.
- The first section is
"Primary E-mail Address." Confirm your e-mail address by retyping it where it
says "Confirm E-mail Address."
- The second section is "Wireless Number (Optional)." To enter a cell phone address for a limited
number of text messages: enter your cell phone number and choose your cell phone provider's name. If your
provider isn't listed, choose "Other..." and enter your phone's e-mail information, as provided by your
cell phone company.
- The third section is "E-mail
Delivery Preference." Choose the first option for immediate delivery of your
e-mails, the second option for one e-mail per day, the third option for one e-mail per week, or the fourth
option for one e-mail per month.
- The fourth section is "Optional Password." Choose
the first option if you don't want to enter a password. Choose the section option if you'd like to protect
your account with a password, and then type the password into both fields.
- Click the button marked "Save"
to create your account. If you've made an error, the page will reappear. Correct the noted errors and click
"Save" again.
- A new page will appear that says "Success!" Click the "Next" button to
continue.
- A new page will appear. Here you can choose additional topics if you like. At the bottom of
the page, click "Save" to continue.
- One more step! A new page will appear. If you like, you can to
sign up for updates based on Bloomington's ZIP codes. Click any ZIP codes you're interested in and click
"Save." This is the final step. After completing it, you'll have an account and you'll receive updates
based on the information you've provided.
|
| Haddii aad macluumaad ka hesho magaalada Bloomington oo aad dooneyso in laguu tarjumo, fadlan weydiiso
adiga oo la soo xiriiraya 952-563-4957 V/TTY. |
If you receive information from the City of Bloomington that you need translated, please call Ask the City at
952-563-4957 V/TTY. |
|